Читать книгу A Modern History of the Somali - I. M. Lewis - Страница 8
ОглавлениеBbuggan waxa aan u hibaynayaa dadka Sooomaaliyeed, kuwa taariikhdooda sameeya iyo kuwa qoraba, aniga oo galladcelin uga dhigayaa sidii wacnayd ee ay iigu soo dhaweeyeen dalkooda. Waxa kale oo aan ugu deeqayaa gabadhayda ‘Foanna’, loona yaqaan Dalmara oo ku dhalatay Soomaaliya, haatanna, ku jirta raadraaca taariikhda Afrika.